Africa
Sunday, May 3rd, 2009FATWA CULIMAA'UDIIN Caan Ah Oo Soo Saaray Fatwa Ka Dhan Ah Kooxda Shariif Axmed. Culimaa'udiin Soomaaliyed, oo Caan ah ayaa soo saaray fatwo ka dhan ah dowlad ku sheega, Culimadda ayaa sheegay inaysan banaaneyn in la shaqeynta kooxda Shariifka iyo waliba qaadashada Lacagta mushaharaadka aay u bixiyaan Sheekh Nuur Macalin cabdiraxmaan iyo waliba Sheekh Mukhtaar Uul Oo ka ...
