Africa

Sunday, May 3rd, 2009

Ciidanka ASMISOM. Ciidanka AMISOM isu Diyaarinaaya Xasuuqa Mujaahidiinta oo   Dalka Ka Xoreeyay Tigreega.   Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku jira diyaar garow lixaad leh kadib markii dhawaan ay soo gaartay lacag badan oo ay ku deeqeen dalalka Deeq bixiyeyaasha Caalamka ee dhawaan shirka ku yeeshay dalkaasi Belguim-ka.   Ilo wareedyo muhim ...