Africa
Sunday, May 3rd, 2009Shariifka u damqanaaya AMISOM Shariif iyo Maeeshiyo dawladku sheega ka tirsan oo isla gartay sida Muqdsiho loo nabadeyn karo Sharif Sh.Axmed ayaa dhameeyey kulamo uu la lahaa saraakiis Maleeshiyada dawlad ku sheega oo ku aadanaa in amaanka caasimada ay xoog kula wareegto Xukuumad ku sheega laguna fidiyo awooda Maleeshiyada dawlad ku sheega degmooyinka Caasimada. kulankan uu madaxweyne ku sheega ...
