pres4cription4 viagra australia free generic viagra samples, d9Qr3; sizja, viagra oral sex, expired tramadol what does tramadol contain, is tramadol a narcotic drug, q4b2a, acheter viagra, 9oVrma3 ; jl8P9, avoid generic viagra; over the counter viagra, viagra balls, viagra patient information; 7xuqXydN, fdeFx; xanax and alcohol; tramal tramadol hydrochloride cancer drug; yXjCb; cialis buy online; KBfjkgo, ITH, cost everyday cialis Ozk

Africa

January 24, 2012 – 4:10 pm

AMISOM Oo

By Somalia24 Associated Press Writer

AMISOM oo saldhigyo la gala wareegay ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Muqdisho ku Takbiirsanaaya .(Celebrityzap.net|Chauffeurs)

al-shabaab-15-nov-11-300x2252

AMISOM Oo

Fame it!

al-shabaab-15-nov-11-300x2251

Dagaaladii ugu xooganaa oo geystay khasaarooyin kala duwan ayaa habeenkii xalay ruxay magaalada Muqdisho kuwaasoo dhex maray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Kirishtaanka Afrika

Dagaalada oo qaatay mudo ku dhawaad shan saacadood ayaa waxay ka dhaceen fariisimayaal dhowr ah oo ay daganaayeen calooshood u shaqeystayaasha AMISOM ee Uganda iyo Burundi, iyadoo dagaalkuna ay ka qeyb qaadanayeen gaadiidka dagaalka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Goobaha lagu weeraray shisheeyaha ee ay dagaalada xoogoodu ka dhaceen ayaa waxaa ka mid ah aagga Kuliyadda Jaalle Siyaad, Iveco, sidoo kale Carafaad illaa Jaamacadaha, Warshaddii Baastada, isgoyska SOS, Ex-kontarool, Xoosh, Saldhigga Heliwaa illaa xaafadda Jamhuuriya degmada Kaaraan iyo goobo kale.

Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aad ula yaabay dagaaladii xalay iyadoona si aan caadi ahayn loo maqlayay Hugunka madaafiicda iyo Daryanka Rasaasta.

Wararka laga helay goobaha Dagaalka ayaa waxa ay Xaqiijinayaan in Ciidamada Shisheeye laga saaray difaacyadii ay ku sugnaayeen iyagoona isku uruursaday daaraha oo ay rasaas kasoo ridayeen, ciidamada Mujaahidiintuna waxa ay aad u garaaceen daaraha.?

Shihsyeeyaha Uganda iyo Burundi oo awoodi waayay in ay daabushaan dhaawacyadooda ayaa saaka la arkayay iyadoo ay xarumihii lagu dagaalamay isaga daba laabanayaa dhowr kamid ah gaadiidka gurmadka deg dega.

Illaa iyo hadda ma cadda inta uu la egyahay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee soo gaaray ciidamada shisheeye in kastoo dadka u dhuun daloola arrimaha mileterigu ku qiyaasayaan in dagaalkii xalay ahaa mid khasaarihiisa xambaarsan.

Dagaalka xoogan ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa yimid maalmo yar ka dib markii ay shisheeyuhu weerar dacaayad u badan ku qaadeen mid ka mid ah xaafadaha ku teedsan wadada Warshadaha iyagoona warbaahintooda ku hadasha Afka Soomaaliga ay ka sheegtay in ay soo af jareen dagaalka magaalada Muqdisho.

Somalia24 AMISOM Oo

Halkaan Ka Dhiibo Fadlan »

Post Your Comment »

Tags:

Post a Comment