|
Ugu horeyn waxa uu Sheekh Cali Dheere, Tacsi u diray dadkii Maatida ahaa ee ku waxyeeloobay duqeyntaasi, isagoona sheegay in markii Dowladda Kenya ay ku fashilantay dagaalka tooska ah ay hadda billowday inay ka aargudato dadka Maatida ah ee aan waxba galabsan.
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiibta Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage ‘Sheekh Cali Dheere’ oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dalalka Kenya iyo Itoobiya ay ku fashilmeen duullaankii ay kusoo qaadeen dalkeena HOOYO Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ciidamada labadan dal ay ku sugan yihiin goobihii ay markii hore soo gaareen.
Sheekh Cali Dheere, wuxuu sheegay in ciidamada Kenya ay ku sugan yihiin halkii ay soo gaareen 90-maalmood ka hor oo 60-km u jirta xuduudda, Sheekhu oo xusay inay ku faani jireen inay qamriga ku cabi doonaan Kismaayo balse taasi ay suura gal u noqon wayday. taas badalkeedana ay xoogaggoodu u suura gashay inay gudaha u galaan Kenya in ka badan intii ay gudaha u soo galeen Soomaaliya ayna halkaas ku naafeeyeen.
“Mujaahidiintu waxay Kenya u galeen gudaha in ka badan intii ay Soomaaliya u soo galeen, halkaas ayayna qaar ka mid ah ciidamadooda kusoo dileen kuwo kelana kasoo qafaasheen - saxaafadduna ay arki doonto, tanina waxay caddeyn u tahay in cadowgu uu tababar-darreeyay,” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.
Afhayeenku wuxuu ballanqaaday inay gudaha ugu sii socon doonaan Kenya tan iyo inta ay gudaha u soo galayaan Soomaaliya, isagoo xoogaggooda ku booriyay inay adkeysataan oo ay u sabraan dagaalka ay kula jiraan Kenya iyo Itoobiya.
Dhanka kale, afhayeenku wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiya ay iyaguna ku fashilmeen duullaankii ay kusoo qaadeen Sooamaaliya oo uu sheegay inay hal sano ka shaqeynayeen kaasoo uu sheegay inay kala shaqeeyeen dalalka reer galbeedka.
“Itoobiya duulaankii ay soo qaadday wuu soo dhaafi la’yahay degmada Baladweyne maalin walbana dhibaato ayaa loo geystaa, waxaana rajeynayaa in maalmaha soo socda uu khasaarahooda iyo walaacoodu kasii badan doono, ayna Soomaaliya ka bixi doonaan iyagoo lugeynaya sidii ay horayba uga baxeen,” ayuu shirkiisa jaraa’id ku sheegay.
Sheekh Cali Dheere, ayaa sheegay in dadka qaarkood ay ka walaacsan yihiin soo gelitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya, balse wuxuu sheegay inay ugu bishaareynayaan in Baladweyne aan uraal la saari doonin, balse ay rajeynayaan inuu noqdo xabaalo lagu aaso ciidamada Xabshida.
“Magaalada Baladweyne way ku baabi’i dooonaan wayna ka bixi doonaan, waxayna noqon doontaa magaalo laga oogo diinta Islaamka,” ayuu hadalkiisa ku raaciyay iyadoo degmada Baldweyne ay hadda ku sugan yihiin ciidamada Itoobiya iyo kuwo Soomaali ah.
Ugu dambeyn, afhayeenka Mujaahidiinta Al-shabaab wuxuu fariin u diray muslimiinta ku nool dalalka Kenya iyo Itoobiya, Sheekhu oo sheegay inay joogaan xilligii ay xoriyadooda dib ugu soo ceshan lahaayeen.
“Muslimiinta ku nool Kenya iyo Itoobiya waxaan leennahay fursad ayaad haystaan inta ay annaga ‘Mujaahidiibta Al-shabaab’ nagu mashquulsan yihiin waa inaad idinkuna weerarro ka billowdaan, Mombassa, Gaarisa, Nairobi, Addis Ababa iyo Mukalla ( dhulka Tigreega),” ayuu Sheekh Cali Dheere ku sheegay shirka jaraa’id oo uu Muqdisho, ku qabtay shallay gallinkii dambe.
Sheekhu oo hadalkiisa kusoo xiray in gaaladu aysan maanta isku gurman karin oo looga baahan yahay qof walba inuu meesha uu joogo uu ka billaabo, ayna xiriiro lasoo sameeyaan dagaalyahannada Mujaahidiinta Al-Shababa iyo hoggaamiyeyaashooda.
Gagabadii wuxuu u mahad celiyay Soomaalida gacanta ku siiyay Xarakada Mujaahidiibta Al-Shabaab dagaalka ay ku jirto inay u mahad celinayaan meel walba oo ay joogaan gudaha iyo dibadda.
http://radioalfurqaan.com/codad/Sh.Cali%20Dhere.mp3
|