April 7, 2011 – 8:29 pm
By Somalia24 Associated Press Writer

| Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa sare u qaaday ka qeyb qaaqashada Isbahaysiga Shareeca la dirirka ah oo ay hoggaaminayaan Burundi iyo Uganda oo dagaal toos ah uga jira magaalada Muqdisho.
Ilo wareedyo ayaa AmirNuur Media u sheegay in dowladda Itoobiya ay cafis u fidisay Maleeshiyaadka ONLF ee ka dagaalami jiray xad beenaadka ay wadaagaan Jubbooyinka iyo Kenya si ay uga qeyb qaataan duulaanka lagu qaaday Jubbada Hoose.
Kulan dhawaan ka dhacay Gaarisa ayay Saraakiil Itoobiyaan ah ku saxiixeen in ay cadaadiskii ka qaadeen ONLF-ta Kenya ku sugan balse waxay shuruud ka dhigeen in ay sii wadaan dagaalka ay Mujaahidiinta Al-Shabaab kula jiraan haddii ay ka gaabiyaana ay Itoobiya gudaha Kenya ku baacsan doonto saraakiisha ONLF.
Hoggaamiya Maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo Maleeshiyada ONLF ayaa isku saf ka dagaalamaya halka Maleeshiyaad Kenya lagusoo tababaray oo wata magaca maamulka Azaniya ay iyana dagaalka qeyb ka yihiin.
Qunsuliyad ay Itoobiya ka furatay Gaarisa ayaa loogu talagalay in ay fududeyso isku xirka maleeshiyada ONLF iyo kuwa Axmed Madoobe oo dhawaan dagaal kugalay degmada Dhoobleey ee xad beenaadka dhacda.
AmirNuur Media |
|
|
Tags: ONLF Oo
4 Responses to “Africa”
galo iyo galo raac way isbahaysteen halka mujahidinta iyo umada islamkana isku dinac yihin lakin horaan ayu kufarki bush aahaa afkisha kashegay in lokala baxay islam iyo galo
By shuceyb on May 28, 2011
asc bisharo waxan bisharayna dhamaan mujahidinta ama gesiyasa islamka mel kasto ay joogaan gar ahaan mujahidinta kudaqan somaliya waxana inleyahay ladagalama kufarta iyo daba qodiga hana kaharina ila iyo yawmul qiyamaha waxan kalo kudaraya qowraca oo dagta diga udhara dhaman jawasibta ayy sodirayaan fbi ayda mareykanka
By shuceyb on May 28, 2011
Waa run in gaal iyo muslin loo kala baxay Soomaaliya shacabka la dilaayo waa muslimiin kuwa wax dilaayana waa gaalo!
By admin on May 29, 2011
wcs
wey u dhamaani gaalo iyo gaalo raac iyo jawaasiis oo dhan guusha wey soo dhowdahay shacabka ha dulqaateen iyo mujaahidiinta!
By admin on May 29, 2011