Europe

February 8, 2010 – 8:28 pm

By Somalia24 Associated Press Writer

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Beesha Sade ee ku nool magaalada Leicester UK iyo agagaarkeeda inay nagala soo qaybgalaan shirwaynaha beesha Sade ee magaalada Leicester kaas oo looga hadli doono arimo muhiim kaas oo dhici doona 14/02/2010 maalinka Axada Saacada 13.30pm ayuu bilaabanayaa i Registration ka oo aad looga baaran degay waxyaabaha looga hadlayana waxaa ka mid ah. (Celebrityzap.net)                                   

 

 

 

ogeysiis1

OGAYSIIS  OGAYSIIS  OGAYSIIS

 
Fame it!

 

ogeysiis

Shirwaynaha Beesha Sade Ee Magaalada Leicester UK

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Beesha Sade ee ku nool magaalada Leicester UK iyo agagaarkeeda inay nagala soo qaybgalaan shirwaynaha beesha Sade ee magaalada Leicester kaas oo looga hadli doono arimo muhiim kaas oo dhici doona 14/02/2010 maalinka Axada Saacada 13.30pm ayuu bilaabanayaa i Registration ka oo aad looga baaran degay waxyaabaha looga hadlayana waxaa ka mid ah.

1.Hab dhaqankii hore ee beesha Sade suu ahaan jiray iyo sida uu manta yahay

2.kii siyaasada beesha suu ahaan jiray iyo suu manta yahay

3.kala aragti duwanaashaha beesha Sade Leicester kaas oo la doonaya in wax laga qabto.

4.waxaa la daawan doonaa cajal laga soo duubay dhulkii oo ka hadlaya xaalada nololeed ee gobalada beesha degto sida Gedo,Galgaduud iyo Jubada Hoose.

5.Waxaa lagu iclaamin doonaa shirwayne Beesha Sade loogu samayanayo Maamul Dhaqaneed iyo Mid Siyaasadeed kaas oo ka dhici doona Magaalada Leicester UK 2,3 iyo 4 ta bisha April 2010.

6.Kadib waxaa lagu dooran doonaa gudigii qabanqaabada shirkaas kaas oo soo diyaarin doona habka uu u dhici doono shirwaynaha beesha Sade

7.kadib waxaan ka soo saari doonaa warmurtiyeed aan ku Iclaainayno Shirwaynahaas.

Waxaan ka codsanaynaa dhamaan bulshada reer Sade oo degan magaalada Leicester UK inay nagala soo qayb galaan shirkaas rayigoodana ka dhiibtaan Goobta shirka ka dhici doona waa Hashi Somali Community Centre 60/66 Nedham Street Leicester LE2 0HA tel.01162629446.

Waxii faahfaahin intaa dheer la soo xariir xaafiiska by telephone ama soo dir E-mail sadeleicester@hotmail.com

Mahadsanidiin


Somalia24  OGAYSIIS  OGAYSIIS  OGAYSIIS
 

Ra’yigaagga Halkaan Ka Dhiibo Fadlan »

Post Your Comment »

Tags:

Post a Comment