Madaxi warfaafinta madaxtoyada Somalia oo qaxooti ahaan isaga dhiibay dalka Belguim-ka kadib markii uu ka goostyay wafdigii madaxweynaha
Thursday, April 30th, 2009Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya C/laahi Khadar oo ka mid ahaa wafdigi madaxweyne ku sheega Shariif Sh.Axmed la tagay Magaalada Brussels ee Dalka Belgium-ka ayaa qaxootinimo isaga dhiibay xero qaxooti oo ku taala waqooyiga magaalada Brussels kadib markii habeen saq dhexe uu wafdiga kaga dhuuntay hotelkii ay daganaayeen. C/laahi Khadar oo ahaa ...
